Somalinkielinen satutuokio / Sheeko Akhris Af-Soomaali ah ee loogu talogalay carruurta
la, 13. kesäkuuta 2026 · 14:30 — la, 12. joulukuuta 15:30
ilmainen
Vapaa pääsy
Satutuokio on tarkoitettu 3-6-vuotiaille lapsille perheineen. Ohjelmassa on satuja somalin kielellä.
---
Ku soo dhowaada satutuokioon Malmin kirjastossa! Waa wakhti wadajir ah oo sheekooyin af-soomaali ah loogu akhrinayo carruurta da'doodu u dhaxayso 3-6 sano iyo waalidkooda.
👨👩👧👦 Yaa loogu talagalay?
Carruurta da'doodu u dhaxayso 3-6 sano iyo waalidkooda.
📖 Maxaa la qabanayaa?
Wakhti dagan oo wadajir ah iyo sheekooyin xiiso leh oo af-soomaali ah











